Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo ee Maxkamadda Magaalada Seattle ee Shaqada Maxkamadda inta lagu jiro COVID-19
Nabadgelyada ka jirta Maxkamadda Magaalada Seattle Nabadgelyadaadu waa ahmiyaddeena. Af-xirashadu waa ku waajib dhammaan booqdayaasha iyo shaqaalaha. Kooxdeena Saraakiisha Maxkamadda Magaalada Seattle ayaa hubiya dhamaan booqdayaashu inay maraan marinka ammaanka iyo hub baarista oo qaadaya tillaabooyin dheeraada si lagu ilaaliyo dhammaan booqdayaasha maxkamadda. Ka doodidda tigid Si aad u codsatid… [ Keep reading ]