Maxkamadda Magaalada Seattle oo ku Qabaneysa Dhacdo Wargelin Bulsho Koonfurta Seattle, Isniin, Sabteembar 19, 2022
Maxkamadda Magaalada Seattle (SMC) waxay keeneysaa adeegyada maxkamadda iyo bulshada Xarunta Bulshada ee Rainier Beach, Isniin, Sabteembar 19, 10:00 a.m.-6:00 p.m. Xubnaha bulshada waxay caawin ka heli doonaan xallinta amarrada soo-xirid ee SMC iyo dejinta qorshooyin lacag-bixin ama qorshooyin khidmad dadweyne si lagu xalliyo tigidyada Seattle. Booqdeyaashu waxay sidookale keeni… [ Keep reading ]